Uncategorized

MUUQAAL: Jen. Morgan oo Khudbad u Jeediyey Baarlamaanka Puntland, Kana Waramay Taariikhdiisa iyo Qorshihiisa

iftineducation.com – MUUQAAL: Jen. Morgan oo Khudbad u Jeediyey Baarlamaanka Puntland, 


Kana Waramay Taariikhdiisa iyo Qorshihiisa


Jen. Maxamed Xirsi MORGAN oo ah Musharax u taagan Aqalka Sare ee Soomaaliya, 




ayaa maanta Khudbad u jeediyey Baarlamaanka maamulka Puntland,  


Wuxuuna ugu horayn ka warbixiyey Bur-burkii Soomaaliya,


Taariikhda Noloshiisa Wuxuuna soo Bandhigay Qorshihiisa Xiligan.





HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA  RIIX



waa qudbad xasaasi ah



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *