Uncategorized

Muuqaal Cusub: Horumarka uu gaaray Garoonka Diyaaradaha ee MUQDISHO

iftineducation.com – Muuqaal Cusub: Horumarka uu gaaray Garoonka Diyaaradaha ee MUQDISHO


Waxaa is badal wayn laga dareemayaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde, Iyadoona uu hada la Jaanqaadayo Sida ay u shaqeeyaan Dalalka caalamku.





Garoonka ayaa waxaa loo Tababaray Shaqaalo kala duwan, waxaana sii Kordhaya Diyaaradaha kasoo dega maalinti, 


Waxaana lasoo bandhigay Muuqaalka iyo sida ay Shaqaaluhu ugu adeegayaan Bulshada kasoo degaysa iyo Kuwa ka dhoofaya Garoonka.





lasoco barnamijyo xiiso leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *