Uncategorized

Maxaa taqaan Beenta Dumarka ay u sheegaan ragga? indhahaaga ku arag beentooda

iftineducation.com – Maxaa taqaan Beenta Dumarka ay u sheegaan ragga? indhahaaga ku arag beentooda


Inkastoo ay jiraan khilaafyo badan oo ka dhex dhaco ninka iyo naagta, laakiin ogow ninka bis been ma sheego waxaa jirto sidoo kale arrimo ay naagta been ka sheegto, haddaba hoos ka akhriso shantaan qodob oo ay soo daabacday shabkadda love.allwomenstalk

DAAWO Sidee Gabdhaha Biyaha Looga Keena shukri ayaa kuu


– Ha Walwalin Waan Fiicanahay





Ha aamini haddii naagtaada kuu sheegto beentaan oo ay ku dhahdo waa fiicanahy ha walwelin adigoo wajigeeda ka dareemeysid waxyaabo kale oo murugo ah, markii aad xaaladaan camal la kulanto waxaa waajib kugu ah inaad hubsato haddii xaaskaaga aysan dhibaato dareemein iyo haddii ay iska dhaheyso.


Dabcan Waa Jeclahay Reerkaaga
Inkastoo aysan tani ula jeedin, ama aysan jirin wax jaceyl ah oo ay u qabto reerkaaga, laakiin waxay isku dayi doontaa inay kuu muujiyo ilaa xad inay jeceshahay reerkaaga, haddaba markay xaaskaaga sidaas ku dhahdo si feejigan isaga hubso.


Dabcan Way I Farxad gelineysaa Inaan Mar Labaad Wax Kuusoo Kariyo:
Xattaa haddi hadalkaan ku dhahdo iyadoo dhoola cadeeneyso oo farxad ka muuqato ha aaminin, naagaha inkastoo ay jecel yihiin wax kariska, taasi lama micno ah inay jecel yihiin maalin kasta inay jikada galan

daawo naaska iga tuuji gabdhaha maxey u dhahaan Aqriso



– Wax Maseer ah Ma Dareemayo


Haddii aad ku dhaqaaqdo mowqif taasoo maseer gelin karto naagtaan, waxay kuu muujin doontaa inaysan wax maseer ah ka qaadeen dhib malahan haddii aad ka aqbasho, laakin ogow isla weyninkeeda ayaa ka diido doono, waxaana waajib kugu ah xaaladaas inaad naagtaada maseer tirto.


– Waxaa Diyaar U Ahay Inaad I Furto


Tani Waa Beenta Ugu weyn oo ay naagta sheegto tan iyo markii la dhalo, ha aamin waligaa inay naagtaada diyaar u tahay inaad furto oo ay ku dhahdo waa waqtigii ay nafteeda kaa tagi laheyd, haddaba markii ay sidaas ku dhahdo u sug ilaa waqti si aad u aragto waxa ay kuu sheegtay.

qaabka galmada gabdhaha ku sarqaamaan






Haddaba aqriste waa inoo muhiim fikirkaaga hoos comment noogu reeb

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *