Uncategorized

Maxaa laga filan karaa Antonio Guterres markuu xilka Qaramada Midoobay qabto?

iftineducation.com – Waxaa Qaramada Midoobay loo soo xulay Xoghayaha Guud oo cusub, lagumana soo xulin sidii ay ku baaqayeen siyaasiyiinta caalamka ee aheyd in xoghayuhu uu noqdo haweeney ama qof ka soo jeeda bariga Yurub.
Halkii sidaa la filayay waxaa la soo xulay Antonio Gutteres oo ah nin ka soo jeeda galbeedka Yurub, waxa uuna badeli doonaa ninka xilka sii banaynaya ee Ban Ki-Moon.
Guterres wuxuu horey u ahaan jiray Madaxii Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR.
Haddaba si aannu wax badan ugu ogaano Antonio Gutteres iyo waxyaabaha horyaal ayaa waxaannu la xiriirnay Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo u waramay Farxaan Maxamed Jimcaale.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *