Uncategorized

Malleeshiyada sheecada Xisbullah oo dagaalka Moosil ka qeyb galeysa

iftineducation.com – Malleeshiyada Shiicada ee la baxday Xisbullah waxa ay sheegeysaa in ay ka qeyb galeyso dagaalka ka socda dhanka galbeed ee magaalada Moosil.


Maleeshiyadan shiicada ah waxaa ay ka dagaallantaa Lubnaan iyo Suuriya.


Garabka Xisbullah ee Ciraaq waxa ay sheegeysaa inay ku sii dhowaaneyso magaalada Tal Afar eek u dhow Moosil.





Waxay intaasi ku dartay kooxdu, in maleeshiyaad kale ay dagaalka ku wehliyaan.


Magaalada hadda dagaalka uu ka socdo ee Tal Afar waxay ahaan jirtay deegaan Shiico ka hor intaysan daacish qabsan.


Balse, Moosil oo ah magaalo Sunniyiin ayey Xisbullah sheegeysa inaysan galidoonin.


Dowladda Ciraaq oo garab ka heleysa Mareykanka, 


Kurdiyiinta iyo malleeshiyaad kale ayaa isbuucii labaan duullaan ku ah magaalada Moosil oo gacanta ugu jirta Daacish.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *