Uncategorized

magaalada ugu quruxda badan soomaaliya

iftineducation.com – Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaa ka muuqda is-bedel weyn oo dhanka dhismaha iyo xagga ammanka ah. waxay taasi kaliftay in qurba joog baddani dalka kusoo laabtaan, waayo aragnimo iyo maalgashina la yimaadaan.


25-sano kadib magaalada Muqdisho ayaa ka soo kabaneysa bur burkii iyo daqaradii ka soo gaaray dagaaladii sokeeye ee dalka hala-keeyay.


Shacabka ayaa xilli walba dalxiis iyo dabaashaad u taga goobaha bulshada sida beerta nabadda, xeebta Liido iyo deegaanka Jaziira.



Hadaba waxaa halkan idinku soo gudbineysaa Sawirro muujinaya bilicda magaalada Muqdisho iyo is bedel weyn oo ka muuqda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *