Uncategorized

Madooneysaa In Maalin kasta Raaxo iyo Wasmo lagugu Yimaado+ Kuna Joojiso Siigada kana Baaxado Kacsiga Faraha Badan

iftineducation.com – Raaxadu waa mid u ilaahey siiyay qof kasta oo aadanaha waana qeeyb kamid ah bulshada Raaxada la siiyay , Markaan ka hadalno Somalida waxaa waayadaan ku soo badanayay Dhalin yarada oo la aragayo iyagoow Ku sii qul-qulayo dhanka Suuliga ama Musqusha kuwaas oo galmo niyada ah ka sameeynayo iyagoow guskooda mariyo candhuuf ama shaampo amama Saabuun, Waana mid qof kasta oo somaliya
Waayihiisa dhalinyaro sameeyn jiray ama u hadda sameeyo, Hadda Maanta tahay Akhristaha shabakadda Allshukaansi.com waaan ku haayaa saaxiib inaad Ka maaranto Siigada noqoto qof raaxo lagu yimado kaana helyaan Qof walbo markuu argo muuqaalagaada waxaana kamid ah:-
Marka hore Kalsooni sii naftaada ogoow inaaysan jirin qof kaa qurxoon dunida cadaan iyo
madoob adiga mooyee .
Sameeyso 7 surwaal iyo 3 shaati iyo 4 funaad oo ah kuwa ugu quruxda badan dhanka labiiska mar walbana ku dadaal nadafadooda dhargaas kuna Xareey meel huur ah labada shay aad xirantahay marka laga reebo.
Noqo mid lawada wakhti subaxa iyo galabta Badiyo qubeeyska kuna dadaalo nadaafada ogoow qof walbo intuu ka wax aqris badanyahay ayuu ka hadal badanyahay badso Aqriska arimaha jaceeylka si gabdha inta badan sheeko badan ugu sheegeyso.
Noqo qof fur furan oo xanaaq badneen markasta oo laga xanaajiyo qosol muuji hadii goobtaas lagaga xanaajiyo qosol badan ku macaslameey .



Waxaa muhiim ah inaad ku daadaasho Afartaas Qodob iyadoow aay jiraan qodobo muhiim ah oo aan idin qarineeyno hadii aad u bahantahay maclumaad intaas dheeraad ah Nagala soo Xidhiidh Viber , Iyo Whats App Sii aan ku sii siino maclumaad intaas dheeraad ah :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *