Uncategorized

(ma ogtahy) maxa kugu dhacaayo hadaad cunto tuunta

iftineducation.com – (ma ogtahy) maxa kugu dhacaayo hadaad cunto tuunta


toonta waxay ka mid tahay cunada faaidada way u leh marka la cunayo ha ahaato mid ceyrin ah ama ha ahaato mid bisil


waxaana lagu tiriyaa faaidooyinka toonta mid wax badan ka qabanaysa daweynta cudurada qaar


waxayna ka hor tagtaa cuduro badan


ayadoo la qaato in yar


waxay dhaqaatiirka sheegta iney daawa u tahay daadashada tinta


sidoo kale waxaa loo adeegsada saliida toonta bidaarta


sidoo kalana waxay dhadhan fiican u yaashaa cunada


cudurka beerka ama dadka ka sheeganaayo dhibaatooyinka weyn ee beerka oo la sheegay in loo diiday ineey cunaan toonta


dadka lagu sameynaayo qaliinka waxaa loo sheegaa inaay ka fogaadaan toonta


dhiig karka ayaa qatar ku ah qofkii cuna toonta oo dhiigiisa ayay hoos u dhigeysaa..


waxaan idiin ka ga soo diyarinay muuqaal aan ugu magac darnay ma ogtahay maxa kugu dhacaayo hadaad cunto tuunta




riix halkaan ka fiirso muuqaalka


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *