Uncategorized

Ma doonee in aad ilaawdidi qofkii ama qoftii aad kala harteen aqriso warbixintaan

iftineducation.com – Maku fikirtay in aad maskaxdaada ka masaxdo ama katirtid qof aad inbadan socoteen oo ay maskxdaada markasta soo qabato, 


adiga oo aadan is mashquulin tilaabooyinkaan uu webka ku siin doono raac, 




waad arki doontaa adiga marba marka ka dambeesa saameenta uu qofkaas kuugu lahaa kaa sii yaraada.



Ma doonee in aad ilaawdidi qofkii ama qoftii aad kala harteen aqriso warbixintaan
Ma doonee in aad ilaawdidi qofkii ama qoftii aad kala harteen aqriso warbixintaan



1. Faceboook ama E-mail qofka  block saar


Aragtida aad qofka ku arkeeso online ka ama aad arkeeso warbixino qofka aad dooneeso in aad ilowdid waxaa kuugu adkaanayo in aad qofkaa ilowdo waxaana suurta gal ah in aad sii jeclaato adiga oo aadan xakameen karin noloshaada, marka si taa looga gudbo waxaa la gudboon in uu iska block gareeya.


Aqriso: Nolosheyda way bur burtay kadib markii ninkeyga naag kale ila guursaday anigana i furay ila taliya


2. Hawicin (Wax Teleefoon ah ha udirin)


Kadib markii uu xumaaday xiriirkiina waxa laga yaabaa midkiin in uu wado wicid ama salaan taasna waxay geeneesaa in uu qofk saameen ku yeesho noloshaada, waxaana haboon in aad iska delete gareesid number ka uu wato si aadan usoo xasuusan.


3. Iska tuur Sawirada qofkaas 


Sawirada waa kuwa ugu badan ee qofka xasuus galiya, siwirada aad iska tuurta ama aad jeexjeexdo waxay keeb ka qaadanee inaad ilowdo qofkaas.


4. Saaxiibada Qofka iyo goobaha aad isku arki Jirteen ha tagin


Saaxiibada qof ka uu leeyahay iyagane waxay ku soo xasuusinayaan qofkii aad kala harteen hadii aad amaan usiin karto asxaabta qofkaas isku day in aad siiso amaan, sidoo kale ha isku tagin meelaha aad isku arki jirteen ileen aragtida qofka waxay leedahay qatarteeda.


5. Iska ilaali in ay idin dhex maraan wax kala qaadasho 


Ku dadaal in uu idin dhex marin wax kala qaadashoo sida wax yaabaha iska caadiga CD, DVD, Books iyo wax kasta, taana waxay keeni kartaa in aad wali qofka iloowin.


W/Q: Daalac Daahir Shoot


E-mail: daalac9@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *