Uncategorized

Ila Tali: Nin miyaan ubaahanahay kacsi iyo shiir isku arkay

iftineducation.com – Raxma Jaamac: waxaan leeyahay dabeecad xun, dabeecad xumadeyda heer waxay gaartay in waxbarashada la iiga soo buriyo, waxaa noqday qof dadka dariska ah dhibsadeen, qof ila macaamili karto ma jirto, 


qof hadii aan isbarano waxaan arkayaa qofkii iga dhuumanayo, waan ogahay in aan ahay gabar aad u dabci xun, aniga nafsadeyda ayaan ka shalaayay, 


Aqriso: 10 sababood oo ku qasba dumarka iney wasmada nacaan


qaladaadka aan umada u geesto ma dareemo ilaa la iga dhaho qalad sidaas ah ayaad sameesay, 



waxaan ahay gabar dagaal badan, markasta waxaan isku dayaa in aan iska dhigo qof dagan laakiin waxaa iga tan badan sheydaanka iyo xanaaqa.


Ehelka aan ka soo jeedo ayaa iigula taliyeen in aan guursado wiil, 


waxayna igu dhaheen in aad noqon doonto guurka kadib qof dagan dadka dhan hishiish la ah, 


waxayna igu dhiiri galiyeen in uu guurka ii keeni doono isbadal iyo xishood iyo in aan dareemi doono mas’uuliyad isaaran.


Sidee u aragtaa arigtida waalikeyga? 


miyaan ku raacaa? miyaan diidaa? ma jiraan guur wax aan aheen oo dabcigeego ku badalo? qof kasta oo aqriya waxaan ka codsan lahaa in uu fikir igu biiriyo. asc


Fadlan: qofkasta inoo soo diraya talada hadii uu awooda magaciisa iyo meesha uu ku suganyahay hanoo soo gudbiyo




W/Q: Dalac Daahir Shoot


E-mail: daalac9@hotmail.com

1 thought on “Ila Tali: Nin miyaan ubaahanahay kacsi iyo shiir isku arkay

  1. iska guurso ayaanku dhihi laa laga yabaa inaad ku dagtid guurka waayo waxaa jira dad badan oo ku dagay quurka markaa wll inaad guursato ayaan kugula talin laa anigu
    ASC

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *