Uncategorized

Ila Qosol: wiilkaan iyo hooyadiis oo bakiil ah maxaa kala heesto kkkkk

iftineducation.com – Naag Bakhiil ah naag bakhiil ah ayaa waxey wiilkeeda siisay 1 shilin markaas ayey dhahday orod oo dukaanka rooti kasii iibi lakin iska jir hadii uu kaa dhumo 1 ka shilin wixii kuugu dhaco waad arki doontaa,




markii uu dukaanka u sii socday ayuu waxa uu arkay aabihiisa oo baabuur jug siiyay oo dhulka yaala,



markaa ayuu soo orday oo hooyadiisa u yimid hooyo hooyo soo orod ayuu yiri hooyadii waa yaabtay 




maxaa wiilka ku dhacay ayey tiri markaas ayuu yiri hooyo aabe ayaa baabuur jug siiyay 


halkaas ayuu yaalaa 




markaas ayey tiri iiga tag waaba naxay waxaan is dhahay wiilkii 1 kii shilin maa ka dhumay 


taas waa caadi kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkk


Sheekada Waxaa Iska Leh: Ibra Nor (From Somali Jokes Group)


markasta kala soco ila qosol webkaan


Aqriso: nin 40 jir ah oo uureeyay gabar 12 jir saqiir ah layaab






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *