Uncategorized

Go’aan ka UNESCO oo xukuumada Israel ka cadheysiyay

iftineducation.com – Hayadda Qaramada midoobay ee dhaqanka iyo cilmiga ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano “UNESCO” ayaa soo saartay go’aan ka dhan ah sheegashada Israel ee goobaha barakeysan ee magaalada Qudus ee dhulka Filastiin, sida MASJIDUL-AQSAA.


Golaha sare ee hayadda oo shiray ayaa Sheegashada Israel ee ah inay YAHUUD leedahay goobaha barakeysan ee Qudus waxba kama jiraan ku tilmaamay, asaga oo welibana adeegsaday magacyada “Qususta barakeysan, Qudusta sharfan”
Israel ayaa maalma ka hor xiriirka u jartay Hayaddan waxayna go’aankan ku tilmaantay mis siyaasadeysan.




hayadan ayaa marar badan cambaareysay falalka ay wado Israel ee dhulboobka ah, sida dhismayaasha sharcidarrada ah, 



iyo weliba sheegashada goobaha barakeysan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *