Uncategorized

Galmada ugu mac iyo inta ay socon karto

iftineducation.com – Galmada ugu mac iyo inta ay socon karto


Qubarada ku xeel dheer caafimaadka galmada ayaa sheegaya in mudada ugu dheer ee in ay socoto ciyaarta sariirta ay tahay 7- daqiiqo ila 3-daqiiqo , iyadoo dhab ahaan galmada socotoa 3- daqiiqo  ay tahay tan ugu mac ( In Malabyarowga iyo xubinta haweenka isku miriqsanaadaan ilaa sedex daqiiqo). 


Ragga badan ayaa jecel oo aamisan in mudada ay soconeyso galmada dheereeyaan halka haweenka inta badan aysan ka helin mudada garaacidda soconeyso .


Waxaana xusid mudan in arintaas  ay tahay quraafaadka ragga iska dhaadhiciyeen iyadoo haweenka raaxada ka helaan galamada waqtiga gaaban ku dhacda .


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *