Uncategorized

Furayaasha Ugu Fudud Ee Qalbiga Haweenka Lagu Furo ! Ninyahoow Sidaan Samee Waa Hubaal In …..

iftineducation.com – Ninyahoow hadaad rabto in aad ku guuleysato qadarinta ay kuu hayso xaaskaada waxaa muhiim in aad ogaato furayasha qalbigeeda.
Ugu horeynta haka xishoon in aad mar waliba u muujiso jaceylka aad u qabto iyo dareemahaada dhankeeda ku aadan , ogaaw haweeneyda xitaa iyada oo og in aad jeceshahay kama dharagto in ay maqasho erayga wan ku jeclahay .

Sidoo kale xitaa hadaad mashquul tahay u sheeg oo ku dheh maskaxdeyda waad ka bixi la dahay , xitaa hadii wicitaanka waqti ku saamaxeyn SMS u dir u sheeg in ay ku hor taagan tahay .

Arinta ay ragga badan ay iloowsan yihiin waxa ay tahay in haweeneydu jeceshay in ninkeeda uu u daliigo ogaaw waa cunug yar oo waa u baahan tahay naxariis iyo dal daliigida.

Arintaan iyana waa muhiim oo u muuji in aad u maseereyso ogaaw haweenka taasi jaceylka ninka uu u hayo ayay ku qiimeeyaan.

Sidoo kale kala qeyb gaado hadii ay murageysan tahay kalana shaqeey in aad farxadii dib ugu soo celiso .
Ogaaw haweeneyda aad ayay u jeceshahay hadiyadaha xitaa hadiyad yar kaga nixi .

Maxamed Sadiiq (Super Boy)


shumis.net@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *