Uncategorized

Filim Laga Sameeyey Cayaartoy Soomaali ah

iftineducation.com – Filim documentary ah oo ku saabsan labo nin oo dhalinyaro ah oo ka tirsanaa xulka qaranka ee Somalia ayaa sabtida lagu soo badhigayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.


Filimkan oo lagu magacaabo Men in the Arena ama Raggii Garoonka Kubadda dhex joogay ayaa waxa sameeyey J. R. Biersmith oo ah soo-saarah filimka iyo Brian Bellinkoff oo filimka tafaftire ka ahaa.


Maxamed Cabdi Sandhere ayaa khadka teloefonka ee gobolka Minnesota kula xiriiray, warbixintan ayuuna inooga diyaariyey.




Filim laga sameeyey cayaartoy Soomaali ah


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *