Uncategorized

Dumarka ma jeclo galmada hori laga bilaabo ee sidaan sameey galmada kahor

iftineducation.com – Dumarka ma jeclo galmada hori laga bilaabo ee sidaan sameey galmada kahor


Weydii naagtaada qaabka ay jeceshahay in aad ugu sameeyso weerarka sariirta iyo goobaha ay ka kacsaneyso , sidoo kale haweeneyduna waa in ay iyana weydiisaa .


Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .





Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .





Gabaryaheey si aad ninkaada la haysto uga dhigato isu qurxi , ku dhalaali niinkaada qortiisa , roobna uga dhig dhunkasho iyo qoor gilin ogaaw ninku waa cunug weynaaday oo u baahan xanaano.





Qodobada ugu muhiimsan ee loo bahaan yahay in la sameeyo si loo helo raaxo macaan oo aan xishood ku jirin waxaa loo baahan yahay in lala yimaado .


gbar-macaan-naaska


Talaabaada koowaad ee loo baahan yahay waxa ay tahay in labada lamaane ahaadaan kuwo ka fog daal iyo fikir si loo helo gariir macaan oo dhanka galmada ah .


In jirka ahaado mid fir-forcoon maxaa yeelay hadii jirka daalan yahay lama helayo raaxo , ogaaw raaxadana waxa ugu macaan midda saqda dhexe .





In goobta labada lamaane ku raaxeysanayaan ahaato mid jawigeedu degan yahay aan shanqar laheyn ,(Ujeedka waxa ay thay in aysan imaaneyn wax galmada oo socoto joojin kara).



Aqriso : 6 Sababood Oo Aad Ugu Baahantahay Galmada Badan …




Ka hor inta aan weerarka la qaadin waxaa muhiim ah in lagu bilaabo hadalo macaan oo jilicsan , baashaalin , dhuuqmo , farakacayaar si wadada loogu xaaro in la helo dareen kacsan .





Ragga ayaa looga digayaa in marka galmada dhamaado in ay dhabarka u jeediyaan xaaska , maxaa yeelay haweenka marka galmada dhamaato waxa ay u baahan yihiin hadalo macaan , dhunkasho xabad gilin waayo waa ay uga sii macaan badan tahay raaxadii galmada aheyd ee dhacday .



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *