Uncategorized

Dowladda Holland oo xabsi dejisay qoxooti magangelyo ka dalbaday: SAWIRRO

iftineducation.com – Dowladda Holland oo xabsi dejisay qoxooti magangelyo ka dalbaday: SAWIRRO


Xabsi ku yaal dalka Holland oo laga banneeyay maxaabiista ayaa laga soo buuxiyay “maxaabiis” 




cusub oo magangalyo doon ah kuwaas oo ka kala yimid dalal kala duwan oo ay Soomaaliya ku jirto. 






Xabsigan ayaa lagu magacaabaa De Koepel, 





wuxuuna ku yaalaa magaalada Haarlem.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *