Uncategorized

Deg Deg:- Gaari ku Qarxay Goor dhaw Agagaarka Sarta Seybiyaano

iftineducation.com – Gaari loo maleynayo in lagu soo xiray Waxyaabaha Qarxa ayaa Goor dhaw ku Qarxay ka soo horjeedka Sarta Seybiyaano ee Magaalada Muqdisho,


waxaana Goobaha halkaas ka dhaw ka mid ah Safaaradii hore Iiran iyo Isbitaalka Banaadir.




Gaariga Qarxay ayaa la sheegay inuu yahay Kaarib,waxaana ku dhintay Hal Qof.




Goobjoogeyaal ayaa sidoo kale noo sheegay in Gaariga loo badinayo in Qaraxa lagu soo xiray,lama oga Cidda wadatay ee Qaraxa loogu Xiray Gaariga.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *