Uncategorized

DAAWO : Ugaar ah Ragga Wax Badan Ka Ogow Xubinta Taranka Hablaha

iftineducation.com – Inkastoo Diirada aynu saarno mar waliba Dumarka ayaa markani waxaa si isdaba joog ah noogu yimid fariimo codsi ah laguna doonayo inaan wax badan uga faaloono Ragga & Astaamooyinka Wanaagsan ee Gogosha.


Hadaba Raggu lamid ma’ahan Dumarka marka lawada joogo Gogosha lana doonayo kicinta Dareemaha waana kuwa meelo kooban ka qaata Macaanida Raaxada sida qodobada hoos ku xusan.
Kahor Bilaabista Baashaalka waxaa haboon inaad waqti fiican siiso dareen siinta Macaanta Bishimaha adigoona shumis daqiiqado qaadanaya afka kasiinayo mararka qaarna la ag gafaya Bishimihiisa si aad agagaarka afka u marmar siiso Faruuryahaaga.


Marka taasi xigta ha u Ogolaan ina isagu gacmahiisa ku siibo dharka si aan deg degi ku jirin waa inaad u qaabeysaa durba ha hilmaamin inaad fursad u siiso salaaxista inta ka hooseysa Xudurtiisa waana goobaha inta badan jiriricada ka keena Ragga hadii aad ka taabato.






Ugu danbeyn Qoorta qoorta u sur adigoo Dhegihiisa marba dhinac kasoo maraya neeftaadana ku afuuf iyadoo kulul waxaana hubaal ah in uu isku soo kogi doono sidii bac la shiilay oo kale.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *