Uncategorized

Daawo Sawirada:-Waxyaabo Aan Laga Fileyn oo lagu Arkay Dekada Hobyo

iftineducation.com – Daawo Sawirada:-Waxyaabo Aan Laga Fileyn oo lagu Arkay Dekada Hobyo


Wararka ka imaanaya Dekada Magaalada Hobyo Ee Gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in Halkaasi uu ka socdo Qorshe ka duwan Dekadaha Kale Ee Gobollada Soomaaliya.


Waxa Dekada Hobyo lagu arkay Qalab Cusub oo loogu tala galay in Maraakiibta ay Ugu fududaato Alaabta ay sidaan in si fudud udejiyaan.


Mas’uuliyiinta Galmudug iyo Jaalliyadaha Qaar Ee Galmudug Kasoo jeeda Ee Dibada deggan ayaana 



waxa ay iska kaashanayaan Qalabkaasi Cusub iyo Dib Uhabeynta Dekada Hobyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *