Uncategorized

DAAWO gabar somaali ah oo sheegtay iney laba kintir leedahay

iftineducation.com – Ma jiro nin ama gabar dadaal u galaya in ay bur buriyaan xariirkooda qoyska , dhan waliba waxa uu waqti ku bixiyaa in uu dhiso qoys is haysta balse waxaa jira haween aysan ragga ka maarmin waxa ayna xogshidan kuu soo koobeysaa qeybtaan Midda Hooyada Ah : ma aha midda kaliya caruurta dhasha , basle waa midda dareeysha caruurteeda dhan waliba , muuqaalkooda , caafimaadkooda iyo wax barashadooda dhab ahaan ragga midda noocan ah waa ay ku dhagaan .  Midda Gurigeeda Joogta : ragga waa ay ka helaan haweeneyda ku adkeysata in ay gurigeeda joogto xittaa haddii odayga ay is qilaafaan , waayo joogitaankeeda waxa ay tahay fursad weyn oo uu ku raali gilin karo , balse midda ku deg degta in ay ehelkeeda ama ehelka ninka aado taasi waxa ay ninka ku keeneysaa kaliya madax adeeg waxaana laga yaabaa in ay wiiqdo fursaddii isu soo laabashada. Jaceylkii Waayo­waayo : haweeneyda uu ninka ku soo guursado jaceyl waqti soo jiimamayay waa ay adag tahay in gacantiisa ay ka baxdo .

guji halkaan ka daawo


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *