Uncategorized

Daawo Fanaanada Xafsa Xubi oo soo saartay muuqaalka heesta Jirab

iftineducation.com –  Daawo Fanaanada Xafsa Xubi oo soo saartay muuqaalka heesta Jirab


Fanaanada Xafsa Xubi ayaa soo saartay heestan Jirab oo ay ah mid daadis ah , 


Heestan ayaa ah mid si casriyeysan loo duubay ayaa waxa ku faro yareystay director ka reer Holland ee Raage Cali Dheere. 




Heesta ayaa la duubay xili qaboow iyadoo muuqaalka heesta laga dhigay mid la socda style ka Yurub ha ahaato labiska iyo jawigaba. 







>>Riiix Heesta oo  ka daawo Halkaan >>



waa hees cajiib ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *