Uncategorized

Cristiano jaceylkiisi hore oo arin lama filaana ku dhawaaqday

iftineducation.com –  Cristiano jaceylkiisi hore oo arin lama filaana ku dhawaaqday



Irina Shayk oo ahayd gabadhi xidhiidhka jaceyl ka dhexeen jiray ciyaartoyga caanka ah ee Cristiano Ronaldo 


ayaa sheegtay in ay raadinayso nin daacad u ah oo aan qalbiga ka jabin. 


Mar la weydiiyay sababta ay u kala hadheen Cristiano waxay sheegtay in aanu daacad u 





ahayn xidhiidhkooda sidaa awgii ay u goysay xidhiidhkas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *