Uncategorized

Cilmi baaris cusub : mobilke oo jeebka lagu qaato wuxuu kaa dhigaa ma dhalaysnimo (caafimaadka galmada )

iftineducation.com – Mobile Jeebka Lagu qaato Oo Wax Weyn u Dhima Shahwada Galmada


Sida caadiga waxaan ogsoonahay in dhalin yarada sideey u badan yihiin ay jeebkooda ku qaataan mobileka smartphone ka, si uu uga lumin, ileen maanta dhan gacanta laguma wad wadi karee.


hadaba waxaa lasheegay in Mobileka jeebka la gashto uu wax u dhimaayo kualitiga shahwada raga xiliga galmada macaan socoto lamaantaada

Photo: Copyright Thinkstockphotos.com



oo waxaa la leeyahay waxaa laga yaaba inuu kaa dhigo ma dhaleysnimo




sida ay sheegeen cilmi baarayaal australian ah ee ka socda jaamacada Australia’s University of Newcastle hadii aad si joogta ah jeebka sarwaalka ugu qaadato mobile ka wuxuu wax u dhimaayaa awooda galmadaada siiba shahwada oo yaraato taas oo halis u ah hadhow in madhaleys nimo laga qaado 


Dr Joel Moskowitz  oo ka socda UC Berkeley’s iskuul dugsi sare caafimaad ah ayaa u sharaxaaya dadka ku qaata telephone jeecka sarwaalka inuu wax u dhimaayo quwalitiga shahwada, ma ahan kaliya raga ayuu lee yahay ee xataa haweebka way saameyneysaa arintaan.




Dr Joel Moskowitz oo ah cilmi baare wuxuu kula talinaayaa dhamaanteen inaan iska dhaafno telephone ka jeebka lagu qaadanaayo (Aadan yo).



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *