Uncategorized

CAADI MAAHAN: DAAWO HODAN ABDIRAHMAN OO STYLE CUSUB DADKA KAGA YAABSATAY

iftineducation.com – DAAWO HODAN ABDIRAHMAN OO STYLE CUSUB DADKA KAGA YAABSATAY


Fanaanada caanka ah ee Hodan Abdirahman Dheere ayaa markay ku laabatay North America 


baraha bulshada kusoo bandhigaysay 


maalmihii u dambeyey sawiro & qaab lebis oon bulshadu hore ugu baran 




midaas oo dhalisay in dadka qaar dhaliilaan qaarna amaanan.



riix halkaan ka daawo sawiro badan








Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *