Uncategorized

Burburka Somaaliya dowlada sacuudiga ayaa ka dambaysa

iftineducation.com – Burburka Somaaliya dowlada sacuudiga ayaa ka dambaysa


Sir ayaa soo fakatay sheegaysa dowladda sacuudiga inay ka dambayso dhibaatada soomaali ku jirto laakin dadka waxmagarata ah waxay u qaateen inay tahay dowladda sacuudiga dowlad diinta u adeegayso laakin waa dawlad xiriir weyn la leh yahuuda iyo marykanka waa dadka maanta burburinaya dalal badan sida ciraaq iyo suuriya iyo yaman marka somali waxay u arkaan dad muslin dhab ah marka waa inay ka takhalusaan, 


sirtan waxay ka hadlaysaa badda somaliya inay dowladda kula safan tahay dalka kenya waxaa kaloo ay sheegaysaa waqraddan in soomaali lakala qaybiyo waa tan arag:


sirta sacuudiga





Sidee baan ku kasban karaa ruuxa aan jeclahay talo i siiya


sidee kugu kasban karaa kalsooni qofkaan jeclahay



Nin baa ii tagay waxaan ka baqayaa inaan uur qaado

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *