Uncategorized

Al-Shabab oo Weerartay Saldhig Ku Yaalla Muqdisho

iftineducation.com – Hal qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay kadib marki maleeshiyo ka tirsan kooxda al Shabaab ay weereen saldhig ay leeyihiin ciidamada Dowlada Soomaaliya oo ku yaalla degmada Huriwaa eemagaalada Muqdisho.


Qofka Rayidka ah ee dhaawacmay ayaa ka mid ahaa dadkii goobtaasi ka agdhawaaa.


Kooxda weerarka geystay ayaa baxsaday ka dib markii muddo kooban ay rasaas is weydaarsadeen ilaaladii xerada.


Wariyaha VOA-da Xuseen Barre ayaa faahfaahinta weerarkan waxaa uu ka waraystay Gaashaanle Khaliif Cabdulle Maalinoo ah Taliyaha Saldhigga Huriwaa.




Dhageyso wareysiga taliyaha saldhiga degmada Huriwaa





XIGASHO : VOASOMALI.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *