Uncategorized

Akshay Kumar filinkiisa Rustom oo hawada maraya iyo Hrithik Roshan oo flop noqday

iftineducation.com – Bishii August ayaa aheyd bil lagu kala baxo suuqa aflaamta Bollywood kuwa guusha weyn ka gaara iyo kuwa kaleba waxaana Jilaa Akshay Kumar uu filinkiisa Rustom soo hooyay in kabadan 100 crore taasoo farax galisay  tageerayaasha Akshay Kumar.


Dhanka kale waxaa niyad jab ku yimid taageerayaasha jilaaga Hrithik Roshan oo filinkii la sugaayay ee Mohenjo Daro oo  inuu hawada galo uu ka noqday mid lagu shiiday oo flop ah oo waxuu filinkaani noqday mid lagu qasaaray sida ay qubarada alfaamta sheegeen filinkani waxaa xiiso beeshay qisada uuku saleysanyahay taaoo keentay in ay daawadasha ka gadmi weyso, waxuuna soo hooyay kaliya 31 crore halka laga sugaayay ilaa 50 crore todobaadkan.



 Waxaa haatan isha lagu hayaa bisha September ee dhalatay sida uu noqdo suuga filamada iyo cidii guul gaarto iyo ciddii flop noqota.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *