Uncategorized

AAMINO DHOOL IYO LAKI XAAJI OO HESHIIYEY

iftineducation.com – AAMINO DHOOL IYO LAKI XAAJI OO HESHIIYEY


labadaan fanaan ayaa isbuucyadi lasoo dhafay baraha bulshada iyo idacadaha isku marsinayay hadalo is durid ah ama sad bursi intabada


waxaana sifiican usii buun buuniyay hadaladooda rag badan oo website yada arimaha bulshda wax ku qora


hadaba waxaan idiin heynaa arin far xad leh in labada fanaan heshiiyeen


muuqaalkaan ayaan idiin kugu soo gudbineyna waxay isku dagaaleen iyo hadaladii ay isku mariyeen saxaafada iyo telefishinada


hadaba qeebta hoose kaga bogo muuqalaka oo dhameestiran




RIIX HALKAAN KA FIIRSO AAMINO DHOOL IYO LAKI XAAJI OO HESHIIYEY





WAA BARNAAMIJKA FANKA



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *