Uncategorized

3 sabab oo ay nimanka jikada ama Kushiinka u galaan?

iftineducation.com – Kadib markii uu ninka ragga ah ka baxo nolosha kalinimada ah una guuro nolol midii hore ka tayo iyo dhadhan wacan 


ayaa la sheegay in ragga leh xaasaska ay suurta gal tahay xiliyada qaar in ay jikada ama ku shiinka galaan oo cunta u kariyaan xaasaskooda, 




xiliyada ayaa ah xiliyo lagu tilmaamay in ay tahay xiliyada hoos ku qoran

3 sabab oo ay nimanka jikada ama Kushiinka u galaan?



1. Xaaskiisa oo Make Up ku mashquulsan


Dumarka waa kuwa markasta ku dadaala bilicdooda waa isha kaliya indhaha qabtaan bilicda markii laga soo tago qaab dhismeedka jirkeeda, hadaba xiliyada ninka xaaskiisa ay make up isku wato in ninka ay suurta gal tahay in uu jikada galo isago oo ka xishoonaya ama siinaya muhiimad.


Aqriso : Lamaane mudo 50 sano ah ugu noolaa jaceylkooda keyn qiso xanuun badan aqriso


2. Xaaskiisa oo ka xanuunsan


Xiliyada ay naagta uur ama ay foolaneeso ama ay dhasho ayaa la sheegay in nimanka ay sidoo kale jikada galaan taas oo lagu macneeyay in jidka kale uusan jirin oo cunta ku halaya, halka ragga qaar ay ka doorbidaan in ay aadan maqaayadaha ama loo waco qof shaqaalaha ah, ragga ayaa tusiya in marka ay naagahooda xanuunka haayo in ay leeyihiin wax qabad.


3. Ninka oo ka raadiya naagtiisa amaan


Ragga qaar ayaa jikada u gala in ay ka helaan mahadnaq oo ay ka helaan dhanka xaasaskooda, raggaan ayaa la sheegay in cuntada ay kariyaan marmrk qaar ay ka dhadhan wacantahay mida ay kariso xaaskiisa.




W/Q: Daalac Daahir Shoot


E-mail: daalac9@hotmail.com



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *