Uncategorized

NINKAAGA ARINTAAN HA U SHEEGIN WELIGAA HADII KALE WUU KAA SHAKINAA GALMO DHAAF

iftineducation.com – Haweenka qaarkood waxa jira in  niyadooda iyo qalbigooda uu saafi yahay haddii ay wax wanaagsan ku argaan saaxibadooda ama qof ay garanayaan sida qof wax ku ool ah , dabeecad wanaagsan ayaa waxaa suura gal in ninkeeda ay uga sheekeyso isla markaana waqti loo joogo iyo xili aan loo jooginba ka bad-badisa . Arintaasi waxa ay keeneysa in qalbiga…

Continue Reading

Uncategorized

Wasiirka Amniga: Shabakado isku xiran oo dadka u dhoofiya yurub oo dalka rabay inay sharcidaro uga dhoofiyaan ayaan qabanay

iftineducation.com – Wasiirka Amniga Xukuumadda Somaliya C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa sheegay Dowladda Federalka Somaliya inay gacanta ku dhigtay Shabakado isku xiran oo rabay inay dalka si sharcidaro uga dhoofaan.  C/risaaq Cumar Maxamed, waxa uu sheegay Dadkaan in lagu qabtay nidaamka Baarista Documentiyada ee Garoonka Aadan Cadde, lana ogaaday waxyaabihii ay wateen inay faalso ahaayeen.  Waxa uu tilmaamay sidoo kale qaar kale…

Continue Reading

Uncategorized

Burcad Badeedka Soomaaliya oo Hoos u Dhacay

iftineducation.com – Burcad Badeedka Soomaaliya oo Hoos u Dhacay War ay si wada jir ah usoo saareen hey’adaha Rugta Ganacsiga Caalamiga ah ee ICC iyo Hey’ada Badaha Caalamiga ah ee IBM ayaa lagu sheegay in inkastoo 20-ki sano ee lasoo dhaafay ay hoos u dhaceen kiisaaska afduubka badaha caalamiga ah ay hadana ka jiraan xeebaha Galbeedka Africa iyo Koonfur-Bari Asia khatarta…

Continue Reading

Uncategorized

Dumarka Waxey Jecelyihiin in sidaan loo sameeyo GALMADA Kadib!!!

iftineducation.com – Xaaslayaasha Qaar isku Dabci maaha Marka galmada la sameyaya qofba Waxa uu Jecel Yahay inuumeel Ka Bilaabo Raaxada inta aan leysu Galmoon Weydii naagtaada qaabka ay jeceshahay in aad ugu sameeyso weerarka sariirta iyo goobaha ay ka kacsaneyso , sidoo kale haweeneyduna waa in ay iyana weydiisaa . Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka…

Continue Reading

Uncategorized

todobo nin oo ay haween ku aad u necebyihiin inay nolol la wadaagaan

iftineducation.com – safarka dheer ee ay dumarku ugu jiraan raadinta ninka ugu haboon ee ay nolosheeda la wadaagi lahayd inta ka dhiman ayaa ah mid aad u dhib badan iyadoon haweenaydu ay dhibaato badan kal kulanto xulashada xabiibkeeda mustaqbalka  Sikastaba ha ahaatee daraasad iyo ra,yi ururin la sameeyay ayaa lagu sheegay in 7 arimood  nimanka lagu arkaa aysan haweenku marnaba u…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Sawirro: Mid ka mid ah jidadkii ugu burburka & Boholaha badnaa Muqdisho oo laami cusub la saaray

iftineducation.com – Wadada Muhiimka ee isku xirta isgoysyada shaqaalaha iyo KPP oo ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda howlo dib u dhis ah iyadoo laami cusubna la saaray. Jidkan ayaa burburka baaxada leh ee ku dhacay awgeed aysan gaadiidku isticmaalin 25-kii sanadood ee la soo dhaafay, waxaana ka dhex sameysmay boholo waaweyn oo dhowr mitir hoos…

Continue Reading

Uncategorized

sida Xawaash loo sameeyo (Somali Spice Mix) Mélange d’épices Somali حوائج – بهارات صومالية

iftineducation.com – Xawaash sida loo sameeyo (pronounced Hawash) comes from the Arabic word Hawa’ij (حوائج). Hawa’ij can be translated as ‘requirements’ or ‘essentials’. For example, there are the essentials accompaniments for Arabic coffee, Hawa’ij al-Qahwa (حوائج القهوة). The Hawa’ij spice mix is believed to have originated in Yemen. In the southern regions of Somalia, Xawaash refers to the spice mix…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Sawirro: Xus la yaab leh oo ka dhacay wadanka Mexico iyo warbaahinta caalamka oo hadal heysa

iftineducation.com – Xus la yaab leh ayaa ka dhacay magaalada Mexico city ka dib markii halkaas laga dhigay isu soo baxyo loogu dabaal dagayey xuska maalinta mowtada. Dadka xuska dhigayey ayaa waddooyinka la marayey buufinno iyo baambolayaal waaweyn. Saraakiisha ka shaqeeya hawlaha dalxiiska ee Mexico ayaa sheegaya in fikraddan ah in jidadka loo soo baxo ay ka dhalatay muuqaallo ku jiray…

Continue Reading

Uncategorized

Turkey-ga oo Niyad jab ka muujiyay Doorashooyinka Soomaaliya

iftineducation.com – Amb. Olgan Bekir Safiirka Dowladda Turkey u fadhiya Soomaaliya oo kulan ballaaran la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Avv Cumar Dhagey ayaa kala hadlay arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya. Labada dhinac ayaan isla soo qaaday arrimaha Amniga iyo Dhaqaalaha Doorashooyinka Soomaaliya. Waxaana Masuuliyiinta ay kulmeen Khamiistii iyagoo sidoo kale kulankooda uga hadlay arrimo  Xasaasi ah oo ay ka mid tahay in…

Continue Reading