Uncategorized

xaragada Surwaalka afrikaanka horay ma u aragtay stylekii 1990 kii

iftineducation.com – xaragada Surwaalka afrikaanka horay ma u aragtay stylekii 1990 kii


Surwaal nocan ah waligaa ma aragtay waa model africa laga keenay made in africa ah, 


surwaalkan waxaa laga xertaa xabadka suunkana  shafka baa lagu xiraa 




waa surwaal hadda dad badan ay bilaabeen inay qaataan, 




facebook in badan baad ku arkaysaa haddii aad raadiso, 


waxaa loo yaqaanaa surwaalka afirkaanka.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *