Uncategorized

Wiil ayaan jeclaaday si aan u soo jiito ma garanayo

iftineducation.com – Wiil ayaan jeclaaday si aan u soo jiito ma garanayo




Waxaan qabaa su’aal qof ayaan jeclaaday waxaan idinka rabaa 


sida aan u soo jiidan karo 




habada maxaan sameeyaa isagana ima oga inaan isaga jacayl weyn u hayo  


talo i siiya waalayaal 




aad bad uga mahadsan tihiin webka iftin


hoos ugu reeb jawaabta akhristahaa laga sugaa






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *