Uncategorized

Waxaa lay yiraahdaa Cali holand ayaan ku noolahay guurdoon baan ahay

iftineducation.com – asc  walaal waan kusalaamey salaan mida ugu qiimaha badan 


salaan kabacdi.[ magaceygu waa cali ] walaal  waxaan ahey wiil somali ah  dabeecad leh  


diinta kudhaqma  masha allah ,  waxaan  jiraa da’da  30 sano  




waxaan ku noolahay  holland, 


walaal waxaan ahey wiil guurdoon ah oo raadinaaya gabar somali ah oo uu mustaqbalkeyga ii noqota  insha allaah  qoftaan raadinaayo waa iney dabeecad wanaagsan leedahay  akhlaaq wanaagsan tahay  da’deeduna waa iney udhaxaysaa  20  ilaa 30    guurka iyo mustaqbalkuna  waa inuu dhab ka ahaadaa     


holland  gabdho jooga oo guur daacad ah doonaya hadaad taqaano walaal   waa kheyr  koley arinkaa haysaan   ajarkeeda alle uun ayaa idin siin kara  




igala soo xiriira  email kaan badeyeyl@hotmail.com    iyo telkaan  0031684331159 




walaal sawir hada masoo diri karo  lkn nin dhalin yaro ah oo alxamdulilaah 


caafimaadkiisu taam yahay ayaan ahey  fadlan  cinwaanka iyo lambarkeyga idinku ii xifdiya waan idin aaminay macnaha  shaaca haka qaadinina  iiqariya       aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa    salaamu caleykum


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *