Uncategorized

Sample Page daawo muqaalka Daawo muqaalka tufaax rss Daawo Deeqa hassan Ninkeeyga Biya Fudeed ayuu qabi jiryay lakiin Hada Aad ayuu uga caafimaad kadib marki uu sameeyay laba Arimood oo Dawo uu ah Raga biyaha Fudud

iftineducation.com – Daawo Deeqa hassan Ninkeeyga Biya Fudeed ayuu qabi jiryay lakiin Hada Aad ayuu uga caafimaad kadib marki uu sameeyay laba Arimood oo Dawo uu ah Raga biyaha Fudud Ginseng waa geed aadu daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga,wuxuu ka baxaa dalkaKorea iyo China iyoCanada iyo USA killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad,geedka wuxuu kaloo
taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa
awood badan marka uu geedkan adeegsado Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha adeegsado.
Ginseng, isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi
kartaa shaah, hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, intaad keento biya kulul ayaad
dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan


halkaan riix muqaalka


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *