Uncategorized

Saabuunta dhib miyay ii keeni kartaa xiliga siigada aan ku sameeyo

iftineducation.com –  Saabuunta dhib miyay ii keeni kartaa xiliga siigada aan ku sameeyo


Saabuunta ayaan ku siigaystaa aad buu ii balbalaa geedka waxaan ku arkay xitaa inuu guduuto mararka qaarkood 




marka aan 3 jeer isku xigta aan siigaysto, 




ibta ayaa saabuun iiga aruurta siigadana iskama joojin karo sideen sameeyaa ila taliya.




waxaan maqlay saabuunta inay raga dhib u keenayso 




mustaqbalka marka uu guursadio taas maxaa ka jira


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *