Uncategorized

Qaangaarka iyo guurka iyo astaamaha lagu baaluqo siiba wiilasha

iftineducation.com – Ilmaha guurkooda waa wax aad naadir u ah, dhaqanka soomaaliya wiilasha waxay ku guursadaan marka ay gaaraan 20 sano oo kale aad bay u yar tahay inuu guursado qof yar oo jira 15 sano oo kale oo wiil ah, gabdhaha waa laga yaabaa inay guursadaan iyagoo jira 13 asno, laakin waxaa aad u yar in laysku daro labo yar yar, waxaad arkaysaa hadda in laysku daray labo aroos oo aad u yar sawirka sida kaaga muuqata.


ilmaha inta badan waxay ku qaangaaraan  marka ay gaaraan 14 sano siiba wiilasha taasna dadka way ku kala duwan yihiin, gabdhaha waxaa laga yaabaa inay ka soo hormaraan wiilka dhaqsi inuu naaska u soo baxo ama shuun ay keento ama dhiig, wiilkana sidoo kale waa inuu keenaa manida ama shuunka ama codka is baddala. waxaa kaloo jirta marka cunuga qaangaaro wuxuu dareemaa inuu wax raaxo la dhahaayo la samaynayo ilmaha qaarkooda waxay la saaxiibaan ilmo xunxun oo u jiidaya wadada xaaraanta sinada, qaarna waxay galayaan siigo oo u keeni karta marka uu weynaado dhibaato xagg qancinta xaaska




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *