Uncategorized

Ninkii dameerka xambaaray maxaa u geeyay

iftineducation.com – Ninkii dameerka xambaaray maxaa u geeyay


Nin xooggan leh oo dameer sidan u qaadayo waligaa ma aragtay waa yaab 


waa sawirka ka yaabiyay dadka aad buu u faafay xoogga ninkan ayaa lala yaaban yahay ilaa iyo hadda hala yaabin Photoshop ma aha sawirkan sidaas ha u malaynin.





sida laga fahmayo ninkan waxaa u geeyay sheekadan inuu sameeyo dadka inuu tusiyo awoodda uu leeyahay.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *