Uncategorized

Ninkeega Guskaa Ka Jilcay Lakin Waxaan Siiyey Dawadan Hadana Anuuba Igu Dili Rabaa

iftineducation.com –  Ninkeega Guskaa Ka Jilcay Lakin Waxaan Siiyey Dawadan Hadana Anuuba Igu Dili Rabaa


Ginseng waa geed aadu daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga,wuxuu ka baxaa dalkaKorea iyo China iyoCanada iyo USA killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad,geedka wuxuu kaloo
taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa


awood badan marka uu geedkan adeegsado Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha adeegsado.


Ginseng, isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi
kartaa shaah, hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, intaad keento biya kulul ayaad
dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *