Uncategorized

Nin labo mitir iyo bar ah daawo sawirada dhibka heesto

iftineducation.com – waa wiil 19 jir ah oo aad iyo aad u sii weynaanaya jirkiisa , 


Dhaqaatiirta way ka daaleen waxey sheegen wiilkaan jirkiisa inuu sii kori doono si aan joogsi laheyn , 




dhirirkiisa maanta waa 2 mitir iyo bar


waxaaba laga cabsi qabaa inuu 3 mitir kor usii dhaafo


ninkaan kabaha uu xerto shirkadaha magaca leh ayuu toos ugu dalbadaa in loo sameyo wax la eg


siiba dharka xata dhib ayuu ku qabaa


iyo waliba sariirta uu see xanaayo


markuu guriga soo galaayo wuxuu ku qasban yahay inuu fooraarsado


maxaa yeelay saad og tihiin iridaha guryaha cabirkooda waa laba mitir kaliya


oo baniadam ka cel celis ahaan waa ka yaryihiin laba mitir




hadaba sawiradiisa daawo adaa yaabi doonee




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *