Uncategorized

Nin ahlu diin ayaan ahay guur ayaan rabaa

iftineducation.com – Nin ahlu diin ayaan ahay guur ayaan rabaa


Asalama caleykum walal waxan ahay wiil guur doon ah 




Allahna ayana igu og waxana ahay wiil ahlu diin ah 


waxana donaya diyarna u ahay gabar ama garob kudhaqanta dinta islamka iyo sunada rasulka scw. 




Xitaa hadi ay tahay mida adunka ugu fosha xun diyar ayan u ahay hadi ay tahay qof Ahlu diin ah. 




Madonayo qurux iwm. 




Insha allaah waxad igala so xiriri kartaa Email. Jimcaale_9@hotmail.com




insha allaah. Rabi tala kufilan.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *