Uncategorized

Maxaa soo badiyay Galmada Qeybta Gadaale ee Dumarka Qurbaha

iftineducation.com – Maalmahaan waxaa soo batay su’aalaha la xiriira galmada dabada, taas maxaa keenay ? waa su’aal is weyddiin mudan, run ahaantii bulshada
soomaaliyeed
waxyaabahan ma aqooni jirin in naag dabada lagaga tago, balse dhaqan ahaan waxay u arki jireen galmada dabada inay naagta ku furanto, marka waxay
yihiin sababaha keena galmada dabada ama soo badiyay waayaan dambe. waxyaalaha aan halkaan ku xusi doonno


waxaa ka mid ah : 1­ filimada xunxun oo soo batay waayahaan oo meel kasta soo galay 2­ iyo qofka oo raadinayaa inuu wax tijaabiyo wax cusub isagoo aan eegaynin khatarta uu leeyahay 3­ gabdhaha qaarkooda soo bartay iyagoo bikaaro ah si ay u ilaaliyaan bikaaradooda ayaa waxay dhiibaan dabada, arrintan carabta ayay ku badan tahay xitaa maahmaah ayaa jirta oo ay dhahaan (gadaal saaxiibka ayaa iska leh horena calafka) 4­ naagta ay marka ilmo badan dhasho nimanka qaarkoda waxay raadiyaan meel ciriiri ah markaas ayay dabada aadaan 5­ naagaha qaarkooda ayaa waxay ka dareemaan cuncun dabada markaas ayaynimankooda ka dalbaan ina meesha ka isticmaalaan sababahaan iyo kuwo kaleba ha ahaadeenee ayaa badiyay galmada gadaal, su’aalo badan ayaa la inaga soo weyddiiyaa dabada siiba dadka ku nool wadamada reer galbeedka, marka waxaan leenahay galmada gadaal oo ah in haweeneyda laga galiyo duleelka xaartada waa mamnuuc laakin in lagu raaxaysto galmada foorarka iyadoo la galinayo farjiga waa la oggolyahay ama in lagu raaxaysto labada bari dhexdooda iyadoo aan la galinaynin duleelka,hadaba dhibaatada ka dhalan karta Galmadan qaldan la soco wararkeena xiga.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *