Uncategorized

Madaxweynaha Uganda oo Taariikh Ku Qabsatay Xalay Muqdisho

iftineducation.com – Madaxweynaha Uganda oo Taariikh Ku Qabsatay Xalay Muqdisho


Madaxweynaha Dalka Uganda Uweri Musevani ayaa si geesinimo leh xalay waxa uu ujiiftay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Waddanka Soomaaliya.


Waxa uu noqonayaa taariikhda Madaxweynihii ugu horeeyey Ee Ku hoyda Xamar Muddo 25 sano kadib isagoo kulamo la qaatay Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya & Saraakiisha AMISOM.


Musevani ayaa si gaar ah ugu mahad celiyey AMISOM doorkooda Wanaagsan Ee Nabad Gelyada Xamar ay kusoo celiyeen isagoo la kulmay Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda Dalkiisa uuna la dar daarmay.


Madaxweyne Musevani ayaa amaanay Hormarka Muqdisho isagoo urajeeyey mid ka ballaaran inta ay hadda heysato sheegayna inuu garab taagnaa weligiis hadana uu la garab joogo.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *