Uncategorized

Luuqa ayay wax xun ku soo diraan ma ogtahay

iftineducation.com –  Luuqa ayay wax xun ku soo diraan ma ogtahay.


Sheekada luuqa facebook oo si xun u soo darsatay raga badankooda waxay bilaabeen inay gabdhaha luuqa ugu diraan sawiro qaab daran si ay u soo jiitaan, 


taas miyaa ragnimo ah inaad naag u dirto 




waxyaalo qaab daran oon afka soo maraynin 




waxaa ka mid ah waxyaalaha ay dadka u diraan 


cowrada oo qaawan 




waa wasakhnimo heer sare gaartay.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *