Uncategorized

Intee daqiiqo laga rabaa galmada inay socon karto

iftineducation.com – Intee daqiiqo laga rabaa galmada inay socon karto


Asc waa idin slmy dhamaantin howshiinana waan idinku amaanayaa aad iyo aad


Waxaan rabay inaad wax iiga sheegtaan inta daqiiqo ee socon karto 


markaan galmo xaaskayga la samaynayo anigoon waxba aan isticmaalin si dabiiciga ah waad mhdsn thn 




jawaabta akhristaha adigana hoos ugu reebi kartaa




wcs walal sida dabiiciga ah waa 10 daqiiqo ila 15 daqiiqo rag qaar 40 daqiiqo gaarsiin karaan si dabiici ah


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *