Uncategorized

Haddii Biyaahaga Durba Soo Boodaan Habkaan Adeegso xiliga Galmada 40 daqiiqo ayaa howsha sii wadaysaaye

iftineducation.com – Rag badan ayaa ka sheegta biyaha durba soo booda marka ay sidaas ay malabyarowga u giliyaan xubinta haweenka taasi oo ku reebta cuqdad nafsiyan ah , 


inkastoo ay jiraan dawooyin la qaato oo uu ugu caansan yahay kaniiniga Vegaraha la yiraahdo hadana waxa uu kugu reebayaa saameyn xoogan .


waxaan siineynaa hab sahlan oo aan rajeyneyno in aad wax badan isag dareemi doonto marka aad raacdo tilmaamaha aan ku siineyno .
1 Ugu horeyn xiliga weerarka aad sameyneyso isu tababar in aad niyadaada ka saarto ciyaarta socoto oo ka feker howlo kale oo banaanka ah .


2­ haku dheeraan in malabyarowga ku sii dhex jiro xubinta haweenka yacnii marka aad dareento in aad biyaha aad soo tuureyso soo bixi , daqiiqo naso ku laabo hadana la soo bax marka ay soo dhawadaan. 3­ biyo qaboow isticmaal , marka aad joojiso garaacidda biyo qaboow ku dhaq ama shukumaan biyo aad soo giliso ku qabo , biyaha qaboow aan ku sheegaya ma ah kuwo baraf leh kaliya shukamaan qoyan , marka sidaas sameyso ku laabo hadana garaacidda . 4­waxaad galmadaada u badashaa habka faarisiga loo yaqaan oo haweeneyda ayaa sara mareysa , waayo taasi waxa ay yareyneysa cadaadis dhiiga ku soo shumabaya malabyarowga ee ka qeybta qaata howl galka galmada . habkaan dabeciiga ah hadaad sameyso waxaan filayaa in biyihii durba soo boodayay in aad ka reysan doonto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *