Uncategorized

Gusaska nimanka meeqay u kala baxaan keesee ugu raaxo badan

iftineducation.com – Dadka abuurista jirka way ku kala duwan yihiin sidoo kale wejiga indhaha afka sanka lugaha faraha gacmaha dhamaan, taasna waxay u gudbaysaa xubnaha taranka, qaababka gusaska raga waxay ukala baxaan dhowr qaab waxaa ugu muhimsan qaababkan


midka koowaad : malabyarow madaxa u weyn oo inta kale ka dhuuban dhalfada way ballaaran tahay salka iyo dhexna waa isku dhirir


midka labaad : malabyarow madaxa ka dhuuban oo dhexda u ballaaran salkana ka dhuuban


midka seddexaad: malabyarow salka ka buuran oo madaxa iyo dhexda ka dhuuban


midka afraad: malabyarow dhamaantiisa dhuuban yahay oo wada siman


midka shanaad: malabyarow dhamaantiisa buuran yahay oo aan jirin meel uu ka dhuuban yahay


qaababkan wax saamays kuma laha raaxada galmada, raaxada waxay u noqonaysaa kacsiga iyo awoodda uu leeyahay geedka ninka, haddii uu yahay mid jileecsan naagta raaxada laga rabay ma gaarsiin karo, sidoo kale hadduu uu aad u gaaban yahayna qaabab galmada ka mid ah ama haweenka buuran waxba kama qaadi karo, sidoo kale naagaha cambarkooda qaabab ayuu leeyahay oo ku habboon mid kasta geed gaar ah  ama qaabka naagta ay tahay, haddii ay tahay mid caato ama mid buuran, mid dabo weyn ama mid futo yar, webkan ayaan ku sheegnay qaababka uu yahay siilka dumarka ka dhex raadi.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *