Uncategorized

galmada waqtiga waa immisa hal jeer ka badan ma samayn karo

iftineducation.com – galmada waqtiga waa immisa hal jeer ka badan ma samayn karo


asc maamulka iyo aqristayaasha 




walal aniga su’ashayda waa markaan galmo suubiyo 


waxaa wadaa mudo dheer ku dhawaad 30 daqiiqo 


anigoon wax daawo ah isticmaalin 


lkn markaan biyo baxo inta badan ma jecli 


nafteedo ma rabto Mar kale 


mararka qaar ma awoodo ku noqosho waxaan jiraa 26sano


hoos ugu reeb jawaabta walaalkaan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *