Uncategorized

gabdhaha isticmaala farta

iftineducation.com – Waa xuub u dhexeeya farjiga haweenka qaybta dhexe iyo bannaankiisa, wuxuu leeyahay daloolo
yaryar oo dhiigga caadada soo maro, sidaa daraadeed noocyada xuubka bikrada waa kala duwan yihiin
gabarba gabadha kale way ka duwantahay waxaa jira mid wareeg ah iyo mid wareegga ukunta oo kale
leh,


Gabdhaha badankooda waxay leeyihiin xuub bisha marka ay soo dhalanayso u eg oo dhinac ka furan, waxaa kalee jira mid gargar leh, iyo mid kale labo boq yaryar leh, noocyadan oo dhan dhiigga caadada waa soo mari karaa, mararka qaarkooda waxaa la arka gabar xiran oo aan lahayn meel dhiig soo maro, middaas oo kale qallin ayaa mariyaa si loo furo wax yar dhiigga soo mari kara, gabadha marka ay 30 sano gaarto iyadoo bikaaro ah aad bay u adkaanaysa bikradeeda.
xuubka bikrada 2.5-2 sn waaye bannaanka ilaa gudaha waxaa lagu ilaaliyay labada faruur yaryar,
bikrada dabiicida ah aad bay fududahay jabinteeda. wax yar dhiig ayaa ka imaan keliya marka la jabiyo, nooc waxaa jira sida balaasiiga oo kale ah, marka la riixo jiima aan jeexmin.


HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *