Uncategorized

Gabadhii Amsterdam ku luntay daawo Video

iftineducation.com – Gabadhii Amsterdam ku luntay daawo Video

Gabar lagu magacaabo Ilhaam aweys oo Holland dhib ku haysto aabaheeda oo ka shaqaynayay sacuudiga oo markaas laga soo ceyriyay dalkaas kaddib yaman ayay u soo guureen, 

aabaheeda wuxuu ku dhintay isbitaal ku yaalla dalka yamen 


waxaa loo sheegay geeridiisa iyadoo lacagta lagu daaweyn lahaa u soo uruurinayso, 

kaddib waxay gashay dalka Holland waxaa loo diiday in la siiyo sharci ama aqoonsi 


waa qiso xanuun badan daawo waa af carabi.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *